BARO DIINTAADA & DHAQANKAAGA
OO MARTI HAKA NOQON
Websiteka waxaa loogu tala galay in lagu baro diinta Islaamka. Ka hel muxaadarooyin, kutub, iyo su'aalo & jawaabo diini ah oo ay jeediyay Sheekh Dr. Cabdifataax Xasan Shimbirow.
Kutubta Cilmiga Diinta
Akhriso kutub badan oo diinta Islaamka ah oo ay sharxay Sheekh Dr. Cabdifataax. Kitaab waliba wuxuu leeyahay cod, muuqaal, iyo PDF.
Tafsiirka Quraanka Kariimka
Dhageyso oo daawo tafsiirka Quraanka oo dhameystiran, oo uu sharxayo Sheekh Cabdifataax.
Riyaadul Saalixiin
Kitaabka Riyaadul Saalixiin oo ka hadlayo axaadiista nabiga (SCW) iyo akhlaaqda wanaagsan.
Fiqhiga Islaamka
Baro axkaamta fiqhiga ee la xiriirta cibaadada, macaamilada, iyo nolol maalmeedkaaga.
Siirada Nabiga (SCW)
Baro taariikhda iyo noloshii Nabigeena Muxamed (SCW) laga soo bilaabo dhalashadii ilaa geeridii.
Caqiidada Islaamka
Faham toosan oo ku saabsan tiirarka iimaanka iyo caqiidada saxda ah ee Ahlu Sunna wal Jamaaca.
Bulughul Maraam
Sharaxa axaadiista axkaamta, oo aad ka baraneyso daliilada xukunada shareecada.
Qudbadaha Jimcaha
Dhageyso qudbadaha jimce ee ay jeediyay Sheekh Dr. Cabdifataax. Qudbada waliba waxay ku jirtaa cod, muuqaal, iyo PDF.





